Maxamed Xaaji waxa uu ka mid ahaa cayaartoydii sida aadka looga tixgelin jiray loogana jeclaa garoomadii kubadda cagta dalkeena waxaanan waraysigan xiisaha badan dib idinkugu xasuusin doonaa dhacdooyin badan oo maskaxdiina dib uga guuxi doona marka aad ka bogataan waraysigan.
Waxaan xiddigan kula kulanay magaalada Toronto ee dalka Canada oo uu deganaa muddo dheer asaga, xaskiisa iyo lix caruur ah oo uu dhalay ilaahay ha u xafidee.
Maxamed cayaartaadii kuugu xiisaha badnayd ????????????
La soco dhawaan