|    Register
 
Thursday, August 28, 2008
Article Details
Cayaaraha v Dr Shaqaaq "Waraysi dhinacyo badan"

Yuusuf Maxamed Maxauud waxa uu ku dhashay magaalada Muqdishu waxa uuna ku soo barbaaray isla magaaladaasi ...........................

Waxaan goor dhaw haddii alaha awooda lihi ogolaado idiin soo gudbin doonaa waraysi taariikhi ah oo aan la yeelanay xiddigii hore ee xulka qaranka kubadda cagta iyo kooxdii Jeenyo (LLPP) mudane Dr Yuusuf Shaqaaq.

"Sport gu waa ka nadiif qabiilaysi, garabaysi, walalaysi waana in qofkii wax u qabanaya bulshada lagu taageeraa". ayaa ka mid ah hadaladiisa

Ka bogo waraysigan dhawaan


Written By: Mohamud
Date Posted: 9/25/2007
Number of Views: 1105

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use