|    Register
 
Thursday, August 28, 2008
A critical error has occurred.
Object reference not set to an instance of an object.

Articles
News
Waxaa magaalada London ee dalkan Ingiriiska ka dhacay laba kulan oo ay yeesheen xiriirka soomaaliyeed ee kubadda kolayga iyo ururka SSIFO oo ku aadan sidii si wadajir ah sare loogu qaadi lahaa heerka kubadda kolayga dalka iyo kan qarankaba.   Read More...

Waxaa usbuucii hore dhamaadkiisii ka dhacday maqaayadda Blue Bar ee waqooyiga London xaflad ay kooxda Alhijra ugu dabaaldegaysay guulihii ay sandkan 2008 da ka soo hooyeen tartamadii kubadda cagta ahaa ee ay ka qaybgaleen.

  Read More...

Ilaahay janadii fardawsa ahayd ha ka waraabiyee waxaa bishan aynu ku jirn 23 keedii ku geeriyooday magaalada Muqdisho marxuum C/Qaadir Sheakh Axmed "Shiino" oo ahaa walaalo la ahaa xiddigaddii kubada kolayga ee naadigii Jeenyo iyo qaranka Xaawo Sheakh Axmed "Xaawo Taako".

  Read More...

News

Garsoorihii hore ee caalamiga ahaa ee kubadda cagta soomaaliyeed Maxamed Faarax “Dab Damis” oo habeen hore ka hadlayey xaflad casho sharaf ahayd ee lagu soo dhawaynayey cayaartoydii iyo macalimiintii hore ee kubadda kolayga ayaa eedayn culus dusha uga tuuray bahwaynta reer London.

  Read More...

News
Waxaa xalay kulan isugu yimid dhammaan dadka ka soo jeeda Soomalida ee ka qaybgalaya cayaaraha olimbikadaee Beijing, hadday yihiin kuwii dalka matalayey iyo kuwii waddamada kale matalaayeyba, kadib markii uu orodkii soo dhamaystay orodyahan Cabdinasir Kaneeco oo Somaliya u ordaayey.   Read More...

News

Waxaa xalay ka dhacay Ducaale Restaurant ee waqooyiga London xaflad casho sharaf ahayd oo lagu soo dhawaynayey bahwaynta kubadda kolayga ee usbuucyadan ku sugnaa magaaladan taasoo ay soo qabanqaabiyeen ururka qurba jooga Soomaaliyeed.

  Read More...

Waxaa maanta shir si aad u heer saraysay qaab qarana loo diyaariyey ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha wasiirka cayaaraha ee dalka Shiinaha oo ay wehliyaan guddoomiyaha iyo madaxa xiriirka dibadda ee Olimbikada shiinaha iyo guddoomiyaha iyo ku xigeenka GO soomaaliyeed.

  Read More...

Maxamuud Xaaji Ibraahim oo bahda sport gu u taqaan Macalin Khaliif kuna sugan magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxa uu na soo gaarsiiyey fariin hambayo ah kuna socota bahda kubadda kolayga ee ku kulansan magaaladan London.

  Read More...

News
Madaxda Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Beijing ayaa kulamo gooni gooni ah waxa ay maalmihii ugu dambeeyey la qaateen qaar ka mid ah madaxda Olimbikada Adduunka iyo ururada kale ee dalalka saaxiibka la ah GOS.    Read More...

Tifatiraha shabakaddan cayaaraha.com asagoo ku hadlaaya magaciisa iyo kan dhamaan qorayaasha iyo akhristayaasha boganba waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa xiddigii hore ee kubadda kolayga Cusmaan Xuseen "Cusmaan Shiis" oo alaha u naxariistee hooyadiis ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Read More...

Page 1 of 42First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

1583tacsiiyo.jpg

DSC05733.JPG

cafiifi.JPG

logo_beijing.gif

Baaldi1.jpg

p16cutti-r.jpg

je2.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use