|    Register
 
Tuesday, October 07, 2008
A critical error has occurred.
Object reference not set to an instance of an object.

Articles
News

Ururka cayaaraha heerka 1aad ee Sweden oo lagu tilmaaamo inuu yahay hooyada isbortigaYurub, iyagoo aasaasay tartamadaan sanadkii 1999 ayaa waxa ay maanta oo ay tariiqdu tahay 1da oktoober 2008 kulankoodii ugu dambeeyey kulamo taxana ahaa oo soo bilaawday bishii agoosto 2008, kulamadaas oo  looga hadlayey mustaqbalka cayaaraha lagu qabta magaalada Stockholm qeybta kubadda cagta ay iyagu maamulaan oo ka dhaca xaafada Soomaalida ugu badan tahay ee Rinkeby garoonka Knutby.

  Read More...

News
Toddobaadyadii aynu ka soo gudubnay waxaa shirar isdabajoog ah ay uga socdeen magaalada London bahweynta kubadda koleyga ee ku midoobay ururka SSIFO ( Somali Sports &  International Friendship Organisation) Kaas oo kulankii sanadkaan ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnahii kale ee ururka oo ka kala yimid Maraykanka, Canada, Qatar, UAE iyo wadamo badan oo ka tirsan Europe.   Read More...

Waxaa usbuucii hore dhamaadkiisii ka dhacday maqaayadda Blue Bar ee waqooyiga London xaflad ay kooxda Alhijra ugu dabaaldegaysay guulihii ay sandkan 2008 da ka soo hooyeen tartamadii kubadda cagta ahaa ee ay ka qaybgaleen.

  Read More...

Ilaahay janadii fardawsa ahayd ha ka waraabiyee waxaa bishan aynu ku jirn 23 keedii ku geeriyooday magaalada Muqdisho marxuum C/Qaadir Sheakh Axmed "Shiino" oo ahaa walaalo la ahaa xiddigaddii kubada kolayga ee naadigii Jeenyo iyo qaranka Xaawo Sheakh Axmed "Xaawo Taako".

  Read More...

News
Waxaa xalay kulan isugu yimid dhammaan dadka ka soo jeeda Soomalida ee ka qaybgalaya cayaaraha olimbikadaee Beijing, hadday yihiin kuwii dalka matalayey iyo kuwii waddamada kale matalaayeyba, kadib markii uu orodkii soo dhamaystay orodyahan Cabdinasir Kaneeco oo Somaliya u ordaayey.   Read More...

Kubadda kolayga dalkeena gaar ahaan sideetamaadkii ayaa waxay ka mid ahayd cayaarihii ama tartamadii loogu daawashada badnaa dalkeena taasoo ay ku soo jiiteen cayaartoyda kubadda kolaygu cayaar wanaaga iyo farsamadii laga daawan jiray.

  Read More...

Dalkeena soomaaliya waxa uu leeyahay taariikh dheer oo dhinacyo badan leh iyo sidoo kale shakhsiyaad xusuus iyo taariikh wanaagsanba ku leh bulshada dhexdooda kuwaasoo isugu jira siyaasiyiin, culumaa’udiin, fanaaniin iyo kuwa kaleba.

 

  Read More...

News
Kal fadhi aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan naadiyadda kubadda cagta heererka kala duwan ee soomaliya ayaa waxaa maanta lagu doortey gudoon cusub oo uu yeelanayo xiriirka kubadda cagta ee soomaliya.
  Read More...

News

Waxaa habeen hore ka dhacay xaafadda Tottenham ee magaalada London xaflad casho sharaf ahayd oo ay bahda waqooyiga London ku martigelinayeen xiddigihii hore ee kubadda cagta iyo kolayga dalkeena qaarkood oo marti ku ah magaaladane London ee dalka Ingiriisska.

  Read More...

Waxaa maalinimada sabtida fooda inagu soo haysa ka furmi doona magaalada Basle ee dalka Switzerland tartanka cayaaraha dalalka Yurub 2008. Halkan kala soco natiijooyinka iyo kulamadoodaba.   Read More...

Page 1 of 40First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

DSC05733.JPG

cafiifi.JPG

Baaldi1.jpg

p16cutti-r.jpg

je2.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use