|    Register
 
Saturday, November 22, 2008
A critical error has occurred.
Object reference not set to an instance of an object.

Articles
News
Kabtankii kooxda Arsenal William Gallas ayaa laga xayuubiyey xilkiisii kabtanimada ama horjoogaha kooxdaas Arsenal ka dib markii uu shalay hay'adda wararka ee AP u sheegay in kooxda ay ka dhexjiraan gurgufo iyo iscolaadin taasoo aad uga caraysiiyey Wenger.   Read More...

News
Waxaa maanta ka dhacday hoolka shirarka ee hay'adda PDRC ee magaalada Growe xafladdii furitaanka isreereebka cayaaraha gobolada dalka qaybta 1 aad ee Puntland, xafladdaas oo ay ka soo qaybgaleen madaxda iyo cayaartoyda goboladaas.   Read More...

News
Saddex cayaartoy oo loo magacaabay xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliyeed kuna nool magaaladan London ayaa galabta ka ambabaxay garoonka diyaardaha ee Gatwick ayagoo ku sii jeeda magaalada Jabuuti.    Read More...

News
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa caawa magaalada Qaahira ee dalka Masar ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee GOS iyo xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta Faarax Wehliye Caddow "Sindiko".    Read More...

News
Cayaaryahanka kooxda Chelsea iyo dalka Ivory Coast Didier Drogba ayaa maanta waxaa la ganaaxay saddexda cayaarood ka dib markii uu usbuucii hore cayaartii ay kooxdiisu uga hortagtay kooxda Burnley uu lacagta dhagaxa ah dib ugu tuuray taageerayaasha kooxdaasi.   Read More...

News
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Glasgow ayaa waxaa maanta buux dhaafiyey taageerayaal iyo waliba warfidiyeenada cayaaraha ee dalalka Scotland iyo Argentine si ay mar un u milicsadaan mucjisadii kubadda cagta Diego Armanda Maradona.   Read More...

News
Horyaalka dalka Ingiriiska ayaa sanadkan u muuqda mid aad u adag una xiisa badan maadaama ay kooxuhu aad isugu dhawdhaw yihiin marka laga eego labada dhinacba hogaanka horyaalka iyo waliba salka hoose, taasoo adkaynaysa saadaasa horyaalkan.   Read More...

News
Eedeymo fara badan oo kala kala imaanaya gobolada dalka Soomaaliya ayaa na soo gaaraya, waxaana eedeymahaasi loo soo jeedinayaa xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo lagu eedeynayo in ay ku takri faleen awoodii xiriirka, ayna hanaan ku dhisan sedbursi ay wax ugu qeybiyeen gobolada dalka Soomaaliya tartanka ciyaaraha gobolada.

  Read More...

Cusmaan Xuseen "Shiis" iyo Xaawo Sheakh Axmed "Xaawo Taako" waxa ay ka mid ahaayeen halyeeyadii kubadda kolayga dalkeena soo maray isla markaana ka gaaray kubadda kolayga heerkii ugu sareeyey "xidigo qaran".

  Read More...

News
Waxaa xalay lagu qabtay restaurant ka wayn ee Ducaale kuna yaal waqooyiga London xaflad si aad ah loo soo agaasimay laguna sagootinayey saddex cayaartoy oo xulka Soomaaliyeed ee kubadda cagta kala qaybgalaya tartanka bariga iyo bartamaha Afrika.    Read More...

Page 1 of 37First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

1583tacsiiyo.jpg

DSC05733.JPG

shiis.JPG

qaranka.JPG

cafiifi.JPG

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use