English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Usain Bolt oo ku guulaystay orodkiii la wada sugayey ee 100m dunida. Image: Usain Bolt oo ku guulaystay orodkiii la wada sugayey ee 100m dunida. Orodyahanka reer Jamaica ee Usain Bolt ayaa daqiiqado ka hor ku guulaystay orodkii sida aadka looga dhursugayey ee 100m adduunka tartanka cayaaraha fudud ee dunida oo ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Read More...
Man United oo barbardhac 0-0 ay gurigeeda ku gelisay Newcastle. Image: Man United oo barbardhac 0-0 ay gurigeeda ku gelisay Newcastle. Xawligii ay Kooxda Manchester United ku bilowday horyaalkan cusub ee Ingiriiska ayaa la hakiyey maanta kulankii ay uga hortagtay kooxda Newcastle ka dib markii ay United ku guuldaraysatay in ay guul ka hesho kulankaasi oo ay 0-0 isku mari waayeen. Read More...
Mo Farah oo ku guulaystay biladda dahabka ah ee orodka 10000m cayaaraha adduunka. Image: Mo Farah oo ku guulaystay biladda dahabka ah ee orodka 10000m cayaaraha adduunka. Orodyahanka caanka ah ee Maxamed Faarax una orda dalka Ingiriiska ayaa mar kale ku guulaystay biladda dahabka ah ee orodka 10000m ee cayaaraha fudud ee dunida oo maanta ka furmay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Read More...
Waaberi oo garaacday WArta NAbadda una soo gudubtay Semifinalka tartanka Degmooyinka. Image: Waaberi oo garaacday WArta NAbadda una soo gudubtay Semifinalka tartanka Degmooyinka. Degmada Waaberi ayaa ka adkaatay dhigeeda warta Nabadda kulan ka tirsan wareegga sideeda tartanka degmooyinka goboka Banaadir oo galabta ka dhacay garoonka Banaadir.
Read More...
Kubada cagta oo Nashaad gelisay nolosha agoonta wax ka barata dugsiga Anatolia. Image: Kubada cagta oo Nashaad gelisay nolosha agoonta wax ka barata dugsiga Anatolia. Boqolaal aqoon Soomaaliyeed ah oo wax ku barta Dugsiga Anatolia ee Turkiga ayaa muujiyay rajo weyn oo ay ka qabaan in mustaqbalka dhow ay magac ku yeeshaan kubada Cagta kana mid noqdaan xulka qaranka Soomaaliya. Read More...
Muridi Abanuur oo ugu hambalyeeyey macalimiinta K Kolayga xilalka loo magacaabay. Image: Muridi Abanuur oo ugu hambalyeeyey macalimiinta K Kolayga xilalka loo magacaabay.

Xiidigii hore ee xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliyeed iyo naadigii Madbacadda Qaranka Muriidi Abanuur Abati (Midig-dhaw sawirka bidix) ayaa macalimiinta xulalka kubadda Kolayga Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey xilalka loo magacaabay.

Read More...
Guddiga fulinta GOS oo maanta shir balaaran ku yeeshay Muqdisho, Image: Guddiga fulinta GOS oo maanta shir balaaran ku yeeshay Muqdisho, Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkoodii saddexaad ee uu sanadkan gudihiisa isugu yimaado guddigiisa fulinta kaasoo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha GOS Cabdullahi Axmed Tarabi. Read More...
Dekadda oo ku durdurisay Horseed tartanka horyaalka kubadda Gacanta. Image: Dekadda oo ku durdurisay Horseed tartanka horyaalka kubadda Gacanta. Kooxda Dekedda oo kulankii koowad ee horyaalka guuldaro la soo kulantay ayaa ciyaartan garoonka ku soo gashay in ay gaarto guushii uGu horeysay iyadoo guuldaro kale oo ay la kulantaa hoos u dhigaysay rajadeeda horyaalka. Read More...
Shabakad cayaareed oo hawada soo gashay
Fadlan riix sawirka sare si aad u daalacato wararka Kubadbile.com
Macalin Khaliifaani oo ka soo kabanaya dhaawaciisii dibna ugu laabtay garoomada.(Daawo)
Page 8 of 16First   Previous   3  4  5  6  7  [8]  9  10  11  12  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables