English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Xulka Qaranka Kubadda Cagta Oo Dadlka Ka Amba baxay Yaa Safray Yaase Laga tagay. (Sawiro) Image: Xulka Qaranka Kubadda Cagta Oo Dadlka Ka Amba baxay Yaa Safray Yaase Laga tagay. (Sawiro) Xulka qaranka kubaddda Soomaaliya ayaa maanta ka ambaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee Magaalaa Muqdisho iyagoo kusii jeeda Magaalaa Adis- Ababa ee Dalka ethiopia oo ay ku ciyaari doonaan lugta hore ee isreeb reebka koobka aduunk sanadka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka.
Read More...
Madaxa XSCF oo ka warbixisey Shirweynihii & Ciyaarihii Caalamiga ahaa ee IAAF. Image: Madaxa XSCF  oo ka warbixisey Shirweynihii & Ciyaarihii Caalamiga ahaa ee IAAF.
Xiriirka Cayaaraha Fudud ee dalka waxaa uu ugu horeeyaa xiriirada dalka ee Calanka Soomaaliyeed badanaa geeya fagaarayaasha caalamka marka ay timaado ka qeybgalka tartamada ciyaaraha fudud iyo sidoo kale shirarka caalamiga ah.
Read More...
Tartan cayaareed lagu soo gabagabeeyey waqooyiga London. Image: Tartan cayaareed lagu soo gabagabeeyey waqooyiga London. Tartan kubadda cagta ahaa oo ay ku loolameen sideed kooxood oo ka mid ah kooxaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladan London looguna tala galay dhainyarada reer London xiliga fasaxa dugsiyada waxbarashada ayaa dhamaadkii usbuucii tagay lagu soo gabagabeeyey garoonka White Hart Lane ee waqooyiga London. Read More...
FIBA iyo Xiriirka kubada Koleyga Soomaaliya oo ka wada hadlaya horumarinta K/Koleyga dalka. Image: FIBA iyo Xiriirka kubada Koleyga Soomaaliya oo ka wada hadlaya horumarinta K/Koleyga dalka.
Xiddigtii hore ee kubada koleyga Soomaaliya iminkana ah guddoomiye ku xigeenka dhanka farsamada iyo xiriirka caalamiga ah ee xiriirka kubada koleyga Soomaaliya, loona yaqaano [Somali basketball’s Iron Lady], Drs Xaawo Sheeikh Ahmed (Xaawo Taako) ayaa madaxda xiriirka kubada koleyga aduunka ee FIBA kala hadashay sidii taageero gaar ahaaneed loo siin lahaa horumarinta kubada koleyga dalka Soomaaliya, maadaama dalku kasoo kabsanayao dagaalo muddo dheer jiray.

Read More...
Xulka Qaranka ciyaaraha Fudud oo Ka qayb galaya Ciyaaraha All African Game+Sawirro Image: Xulka Qaranka ciyaaraha Fudud oo Ka qayb galaya Ciyaaraha All African Game+Sawirro

Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha All Afriacn Games 2015, waxaanawafdiga hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinayarda iyo isboortiag Cusmaan Aadan Dhuubow. 

Read More...
Koob lagu xusayey halyey Faarax Sindiko oo ka dhacay London. (Sawiro) Image: Koob lagu xusayey halyey Faarax Sindiko oo ka dhacay London. (Sawiro) Tartan kubadda cagta ahaa ayna ku loolamayeen cayaartoydii cuslaatay eek u dhaqan magaalada London ee cariga Ingiriiska lagu xusuusanayey aabihii cayaaraha dalka Faarax wehliye Caddow (Sendico) ayaa shalay lagu qabtay xaafadda Streatham ee koonfur-Galbeed London. Read More...
Xiriirka Kubadda Gacanta oo Ganaax Culus dul DHigay kooxda I.L.S Image: Xiriirka Kubadda Gacanta oo Ganaax Culus dul DHigay kooxda I.L.S Madaxda Xiriirka kubadda Gacanta oo kulan ay go’aan uga gaarayaan kooxda I.L.S  ku yeeeshay xafiiskooda Muqdisho  waxayna  go’aamiyay in kooxda I.L.S laga saaro tartanka kubadda Gacanta ee Wiilasha iyaga oo sidoo kale dib ugala laabtay aqoonsigii kooxnimo ee xiriirka kubadda Gacanta. Read More...
Degmada Waaberi oo usoo baxday Fiinaalka Tartanka Degmooyinka Image: Degmada Waaberi oo usoo baxday Fiinaalka Tartanka Degmooyinka Degmada Waaberi ayaa usoo gudubtay Finalka tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii ay guul ka gaartay Degmada Wadajir. Read More...
Pedro oo dib u soo celiyey rajadii Chelsea guul iyo goolna ku bilaabay horyaalka Ingiriiska. Image: Pedro oo dib u soo celiyey rajadii Chelsea guul iyo goolna ku bilaabay horyaalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea iyo cayaaryahankooda cusub ee ay dhawaantan kala soo wareegeen kooxda Barcelona ayaa manta guul ka gaaray kulankii ay kooxda West Brom kaga hortageen kaasoo ay guushi Chelsea ku raacday 2-3. Read More...
Usain Bolt oo ku guulaystay orodkiii la wada sugayey ee 100m dunida. Image: Usain Bolt oo ku guulaystay orodkiii la wada sugayey ee 100m dunida. Orodyahanka reer Jamaica ee Usain Bolt ayaa daqiiqado ka hor ku guulaystay orodkii sida aadka looga dhursugayey ee 100m adduunka tartanka cayaaraha fudud ee dunida oo ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Read More...
Page 7 of 16First   Previous   2  3  4  5  6  [7]  8  9  10  11  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables