English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Wiilasha Shibis oo u soo Baxay fiinaalka tartanka K/Koleyga Degmooyinka Image: Wiilasha Shibis oo u soo Baxay fiinaalka tartanka K/Koleyga Degmooyinka Wiilasha kubbadda Koleyga Degmada Shibis ayaa usoo baxay Fiinaalka tartanka kubbaddaKoleyga Gobolka Banaadir 2015. Read More...
Heegan oo u soo baxday Finaalka Koobka Jeneraal Daa'uud Image: Heegan oo u soo baxday Finaalka Koobka Jeneraal Daa'uud Kooxda Heegan ayaa usoo baxaday Fiinalka koobka Jeneraal Daa'uud 2015 kadib marki ay guul ka gaartay kooxda Jeenyo o ay ku kulmeen garoonka Banaadir Read More...
Horseed oo iska xaadirisay finalka koobka jeneral Daauud. Image: Horseed oo iska xaadirisay finalka koobka jeneral Daauud. Kulan ay si weyn u wada su gayen dadweynaha ku nool magaladda muqdisho ayaa galabta waxa uu dhexmaray kooxaha Horseed iyo Banaadir S.Club, ciyaarta ayaa waxa ay ka dhacday garoonka banaadir. Read More...
Xiriirka Kubbadda Koleyga Soomaliya oo shaaciyay Xilligya uu furmayo Horyaalka 2015-16+ Image:   Xiriirka Kubbadda Koleyga Soomaliya oo shaaciyay Xilligya  uu furmayo Horyaalka 2015-16+ Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Koleyga ayaa kulan lagu iclaaminayo furitaanka  horyaalka kubada koleyga  Read More...
Dugsiga Banadir Zone oo qabanaya cayaaro lagu horumarinayo kubadda Gacanta dalka. Image: Dugsiga Banadir Zone oo qabanaya cayaaro lagu horumarinayo kubadda Gacanta dalka.

Dugsiga Banaadir Zone oo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta ayaa bilaabay tababar loogu diyaar garoobayo qabashada tartan kubadda Gacanta.

Read More...
Xiddigii hore ee naadigii Badda "Degdeg" oo Hargaysa lagu soo dhaweeyey. Image: Xiddigii hore ee naadigii Badda "Degdeg" oo Hargaysa lagu soo dhaweeyey. Waxaa magaalada Hargaysa ee Somaliland ku sugan cayaaryahankii hore ee naadigii Badda Degdeg ka dib markii uu ka soo qaxay dagaalada ka socda dalka Yemen gaar ahaan magaalada Ticis oo uu ku noolaa muddo aad u dheer. Read More...
Cayaaraha v Cabdixakiim Dheere (One 2 One). Waraysi + sawiro. Image: Cayaaraha v Cabdixakiim Dheere (One 2 One). Waraysi + sawiro. C/Xakiin Maxamuud Xasan oo bahda sport gu u yaqaanaan C/Xakiin Dheere waxa uu ku dhashay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag sanadkii 1966 kii waxa uuna ku soo barbaaray xaafadda H/Wadaag ee magaalada Mogadishu waxa uu waxbarashadiisa ku soo qaatay isla magaalada Mogadishu ee dalkeena asagoo ugu dambayntiina ka soo dhoofay dalka sanadku markuiu ahaa 1989 kii. Read More...
Tartanka ciyaartooyda ay da’dooda ka yar tahay 17-ka sanno oo lagu dhawaaqay xilliga uu bilaabanayo. Image: Tartanka ciyaartooyda ay da’dooda ka yar tahay 17-ka sanno oo lagu dhawaaqay xilliga uu bilaabanayo. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay goorta uu furmayo tartanka xiddigaha ay da’dooda ka hooseeyso 17-ka sanno, ciyaartooyda tartanka ka qeyb galeyso ayaa waxa ay yihiin da’yarta sideed koox oo ka mid ah heerka koowaad. Read More...
AU troops expected to leave stadium Mogadishu Image: AU troops expected to leave stadium Mogadishu After the long struggle by Somali Football Federation to get Stadium Mogadishu back into its hands, the president of the federal republic of Somalia, professor Hassan Sheik Mohamud, has now announced that AU troops will vacate the national facility, although he didn’t mention which date. Read More...
Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirwauana Xiriirka Doomaaha Caalamka +Sawirro Image: Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirwauana Xiriirka Doomaaha Caalamka +Sawirro Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka oo lagu qabtay Magaalada Chamberye, France., waxaan Soomaaliya uga qeyb galay Guddoomiyaha xiriirka doomaha Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo kaaliyahiisa Liibaan Nuur.
Read More...
Page 6 of 16First   Previous   1  2  3  4  5  [6]  7  8  9  10  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables