English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Kooxda kubadda cagta Heegan oo ku dhawaaqday macalinkeeda cusub Image: Kooxda kubadda cagta Heegan oo ku dhawaaqday macalinkeeda cusub War saxaafadeed kasoo baxay maamulka kooxda kubadda cagta Heegan ayaa lagu xaqiijiyey in Saalax faarax Muxudiin loo magacaabay xilka macalinimo ee kooxda Heegan. Read More...
Horseed oo ku guulaysatay koobka sare ee Soomaaliya. Image: Horseed oo ku guulaysatay koobka sare ee Soomaaliya.

Kooxda Horseed ayaa mar kale muddo laba usbuuc gudahood ah dhegta dhiiga u dartay kooxda Heegan ka dib markii ay galabta rigoorayaal uga qaaday koobka sare ee dalka oo ah mid ay ku loolamaan kooxaha kala haysta Horyaalka iyo Jeneral Daauud.

Read More...
Xiriirka Kubadda cagta oo soo saaray isku aadka horyaalka 2015-16 , Xilli Kulanka ugu adag lagu daah Image: Xiriirka Kubadda cagta oo soo saaray isku aadka horyaalka 2015-16 , Xilli Kulanka ugu adag lagu daah Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa soo saaray jadwalka horyaalka kubadda cagta dalka 2015-16 . Read More...
Daafacii hore ee kooxdii Horseed oo u hambalyeeyey kooxdiisii hore. Image: Daafacii hore ee kooxdii Horseed oo u hambalyeeyey kooxdiisii hore.

Daafacii adkaa ee kooxdii ciidamada qalabka sida ee Horseed iyo xulkii qaranka Siciid Xuseen Cayrow ayaa kooxda Horseed ugu hambalyeeye hanashada kooobka Jeneral Daauud ee sanadkan oo ay maalinimadii khamiisti 2-1 uga qaaday kooxda Heegan.

Read More...
Garsoore Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya tababar caalami ah. Image: Garsoore Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya tababar caalami ah.

Warsame Cumar Cabdulle oo sanadkii 1991 kii magaalada Firenze ee dalka Talyaaniga  ka qaatay shahaadada garsoorenimada kubadda cagta ayaa hadda ku sugan magaalada Zurich ee dalka Switzerland halkaas oo uu ku soo qaadan doono shahaadada tababaridda garsoorayaasha kubadda cagta.

Read More...
Wiilasha Shibis oo ku guulaystay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka 2015+S Image: Wiilasha Shibis oo ku guulaystay Tartanka Kubadda Koleyga Degmooyinka 2015+S

 Wiilasha kubaddA Koleyga degmaad Shibis ayaa ku guulaystay tarTanka kubadda Kolega degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii ay ka adkaadeen Dhigooda.

Read More...
Kooxda Horseed oo ku guulaysatay koobkii Jeneral daauud 2015. Image: Kooxda Horseed oo ku guulaysatay koobkii Jeneral daauud 2015.

Kulankii kama dambaysta ahaa ee koobka Jeneral Daauud 2015 ayna galabta isaga horyimaadeen kooxaha ciidamada Xooga Dalka iyo Booliska isla markaana sida tooska ah looga daawanayey telifishanka qaranka ayaa waxaa 2-1 ay guushii ku raacday kooxda Horseed ee xooga dalka.  

Read More...
Fiinaalka Koobka Generaal Daa'uud oo Toos looga Daawan Doono SNTV Image: Fiinaalka Koobka Generaal Daa'uud oo Toos looga Daawan Doono SNTV

Markii ugu horeysaya taariikhda kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa si toos ah Telefishinka looga daawan doonaa cayaar kubadda cagta ah oo ka dhacaysa dalka Soomaaliya.

Read More...
Cayaarta Finalka Koobka General Daa'uud oo Dib loo dhigay, xilli Xiriirka uu ganaaxyo,kusoo rogay ca Image: Cayaarta Finalka Koobka General Daa'uud oo Dib loo dhigay, xilli Xiriirka uu ganaaxyo,kusoo rogay ca

Qoraal kasoo baxay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa lagu sheegaya in cayaarta kama dambeysta ah ee Koobka General Daa'uud ay dhici doonto maalinta Khamiista ah ee foodda inagu soo haysa ayadoo sidaasina lagu go’aamiyay shir ay shalaya isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta.

Read More...
Wiilasha Shibis oo u soo Baxay fiinaalka tartanka K/Koleyga Degmooyinka Image: Wiilasha Shibis oo u soo Baxay fiinaalka tartanka K/Koleyga Degmooyinka Wiilasha kubbadda Koleyga Degmada Shibis ayaa usoo baxay Fiinaalka tartanka kubbaddaKoleyga Gobolka Banaadir 2015. Read More...
Page 5 of 16First   Previous   1  2  3  4  [5]  6  7  8  9  10  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables