English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Tacsi tiiraanyo xambaarsan: Maryan-Ruun Cali Xasan Image: Tacsi tiiraanyo xambaarsan: Maryan-Ruun Cali Xasan

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Geeridu waa xaq waxaana aan shaki ku jirin in cid waliba ay maalin dhadhamin doonto sida uu alahii na abuurtay noogu sheegay qur’aankiisa kariimka ah. Anagoo taasi dareensan ayaan hadana waxaan si kala duwan uga xanuunsanaa aafada ay geeridu xambaarsan tahay taasoo aan saldhig uga dhigno sababo kala duwan. 

Read More...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Soo dhaweynta Ciyaartoyda 11-jirada Soomaaliya Image: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Soo dhaweynta Ciyaartoyda 11-jirada Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuurada Fedreaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay ciyaartoyda Read More...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Kolayga oo ka jawaabay eedeymihii loo soo jeediyay Image: Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Kolayga oo ka jawaabay eedeymihii loo soo jeediyay Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Kolayga, guddiga fullinta, xubnaha xiriirka, ciyaartooy hore iyo marti sharaf Read More...
GOS oo ka qayb gashay tababar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Sweazerland+Sawiro Image: GOS oo ka qayb gashay tababar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Sweazerland+Sawiro Seminaarkan oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane ee dalka Sweazerland waxaa ka qayb galay 34 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Guddiga Read More...
Harumarka Kubadda Cagta dalku dan ma u tahay wasaaradda cayaaraha? Image: Harumarka Kubadda Cagta dalku dan ma u tahay wasaaradda cayaaraha?

War maanta ka soo baxay xafiiska wasiir ku-xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha ee dalka mudane Cusmaan Aaden Dhuubow ayaa lagu xanibay horyaalkii kubadda cagta ee dalka oo si habsami leh uga socday garoonka kaliya ee diyaarka u ah cayaaraha heerkan oo kale ah ee Banadir Stadium.

Read More...
Xaflad lagu weynaynayo guushii Soomaliya kasoo hoysay Abaalmarinadii Caf oo muqdisho lagu qabatay +S Image: Xaflad lagu weynaynayo guushii Soomaliya kasoo hoysay Abaalmarinadii Caf oo muqdisho lagu qabatay +S

Ugu horeyn waxaa xaflada ka hadlay Xoghayaha Guud ee XSKC Xasan Maxamed Maxamuud Fareey, waxuu sheegay in xafadan loo qabtay soo dhaweynta guushii xiriirka ee xafladii abaalmarinta ee xaflad ka dhacday Magaalada Abuja ee dalka Nigeria Guddoomiyaha XSKC Cabdiqani Saciid carab loogu doortay hogaamiyaaha Sanadka 2015 kubadda cagta Qaaradda waxuuna marti sharafka kusoo dhaweeyay xafladda isagoo uga mahad celiyay ka qayb galkooda

.

Read More...
Shirweynaha Guddiga Olombikada Soomaliyeed oo lagu qabtay magaalada muqdisho+Sawirro Image: Shirweynaha  Guddiga Olombikada Soomaliyeed  oo  lagu qabtay magaalada muqdisho+Sawirro Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxed C/laahi xasan nuux , Xildhibaano, wasiiro h Read More...
Xiriirka kubadda koleyga Soomaaliya oo tababar dhanka macalimiinta ka furay magaalada Muqdisho+Saw Image:  Xiriirka kubadda koleyga Soomaaliya oo tababar dhanka macalimiinta ka furay magaalada  Muqdisho+Saw Xiriirka Soomaaliyed ee kubada koleyga ayaa magaalada muqdisho ka furay tababar ay ka qayb galayaan macalimiinta kubadda koleyga, waxaana xafladda Read More...
Horyaalka kubada cagta 2015-16 oo Furmay iyo Heegan oo Guuldarro ku bilowday Image: Horyaalka kubada cagta 2015-16 oo Furmay iyo Heegan oo Guuldarro ku bilowday Horyalka heerka koowad ee kubada cagta dalka 2015-16 ayaa shalay galab ka furmay garoonka Banaadir ,waxaanan xafadlaii furitaanka kasoo qayb galay gud Read More...
Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo Muqdisho ka furmay+Sawirro Image: Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo Muqdisho ka furmay+Sawirro Waxaa magaalada muqdishio gaar ahaan garoonka Wiish ka furmay horyaalka kubada kolega 2015-16, waxaana xafalda furitaanka kasoo qayb galay masuuliyiin ka soctay Guddiga Olombiakada qar ka mid ah xirirada, madaxada xiririka kubada kolegya iyo marti sharaf kale. Read More...
Page 4 of 16First   Previous   1  2  3  [4]  5  6  7  8  9  10  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables