English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Ha curyaamin cayaartoyga kubadda cagta, fursad sii berrina ku faan. Image: Ha curyaamin cayaartoyga kubadda cagta, fursad sii berrina ku faan.

MUQDISHO: Waxaa Marag ma doonto ah in Isboortiga dalkeena uu ku talaabsanayo horumar dhinacyo kala duwan haba ugu badnaato dadaaladii horumarineed ee baaxadda leh ee ka muuqata Kubadda Cagta dalkeena.

 

Read More...
Lugtii 2 ee Horyaalka Ingiriiska 2014-2015 oo Ku Bilaabatay Guuldarada Chelsea vs Arsenal Image: Lugtii 2 ee Horyaalka Ingiriiska 2014-2015 oo Ku Bilaabatay Guuldarada Chelsea vs Arsenal Waxaa daah Furmay Wareega 2 ee Horyaalka ingiriiska 2014-2015 Kaaso o ay ka qeyb galayaan 20 koox oo 3 ka mida ay xili ciyaareedkaan ka Yimaadeen Heerka 2aad. Horyaalka ingiriiska Kulamadii la Ciyaaray Lugta 20 ee Bilowga Wareega 2aad 1-1-2015 waxaa laga soo calaamadiyay 2 Guuldaro oo ku habsatay Macalimiinta Mourinho iyo Wanger kuwaasoo Koxahooda Chelsea iyo Arsenal ay kala garaaceen Naadiyada Totenham iyo Southampton. Read More...
Xiriirka Kubada Cagta oo Shaaca ka qaaday tababaro lagu qabanayo Kismaayo. Image: Xiriirka Kubada Cagta oo Shaaca ka qaaday tababaro lagu qabanayo Kismaayo. Kaddib doorashadii sida dimoqodaadiga ah ku dhacday ee maamulka kubada cagta gobalka Jubbada Hoose iyadoo wax faragelin ah uusan ku sameyn maamulka dowliga ah ee halkaa ka dhisan ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta waxaa uu gobalka Jubbada Hoose u caleema saaray in uu noqdo meesha ugu horesa ee tababarrada xagga horumarinta ee sanadka 2015 ay ka dhacayaan. Read More...
Gabdhihii Heegan oo ku guuleystay Horyaalkii Kubadda Gacanta 2014 Image: Gabdhihii Heegan oo ku guuleystay Horyaalkii Kubadda Gacanta 2014 Naadiga Gabdhaha Heegan ayaa ku guuleystay Horyaalkii 5-aad ee Kubadda Gacanta Haweenka oo shalay lagu soo gabo-gabeeyay Garoonka Kubadda Kolayga wiish Stadium (Ex-Luujino) Degmada C/casiis ee gobolka banaadir iyadoo horyaalkaa ay ka qeyb galeen ilaa afar kooxood oo heerka koobaad ah. Read More...
Page 16 of 16First   Previous   7  8  9  10  11  12  13  14  15  [16]  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables