English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Cayaarihii xagaaga ee dalka Sweden oo shalay ka furmay Stockholm. Image: Cayaarihii xagaaga ee dalka Sweden oo shalay ka furmay Stockholm. Ururka dhaqanka iyo cayaaraha ee dalka Sweden (SEUKI) ayaa shalay si rasmi ah magaalada Stockholm ee dalkaasi ka furay tartankii caanka ahaa ee xagaaga ku dhexmari jiray kooxaha jaaliyadaha Soomaaliyeed ee qurbaha. Read More...
XSK Kolayga oo magcaabay macalimiinta xulalka qaranka K Kolayga dalka. Image: XSK Kolayga oo magcaabay macalimiinta xulalka qaranka K Kolayga dalka. Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa waxaa lagu magacaabay macalimiinta qaybaha kale gedisan ee xulka qarankan kubbadda Kolayga Soomaaliyeed. Read More...
Guddoomiye Caddaani oo Faarax Oday u magacaabay madaxa xulalka qaranka K Kolayga. Image: Guddoomiye Caddaani oo Faarax Oday u magacaabay madaxa xulalka qaranka K Kolayga. Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Kolayga Soomaaliyeed Mudane Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa magacaabay madaxa guud ee xulalka qaranka kubbadda kolayga Soomaaliyeed. Read More...
Petr Cech oo u wareegay Arsenal. Image: Petr Cech oo u wareegay Arsenal. Goolhayihii kooxda Chelsea Petr Cech ayaa u wareegay kooxda Arsenal ee waqooyiga London 11 sanadood ka dib markii uu kooxda Rennes ee reer France uga soo baqoolay kooxda Chelsea. Read More...
GOS oo ka tacsiyadaynaya Geeridii guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyed ee Cayaaraha Fudud. Image: GOS oo ka tacsiyadaynaya Geeridii guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyed ee Cayaaraha Fudud. Inaa Lilaahi Wainaa Ilayhi Raajiuun: Alle Ha Unaraxiiste waxaa Maanta Magaalada Dubai ee Dalka isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday guddoomiyhii Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud Professor Maxamed Cali Maxamed Read More...
Guddoomiyihii Xiriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliya oo geeriyooday. Tacsi Image: Guddoomiyihii Xiriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliya oo geeriyooday. Tacsi Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Alaha naxariistiisa janno ha siiyee waxaa maanta dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday guddoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud Prof Maxamed Cali kaasoo wax badan ka soo qabtay horumarinta cayaaraha Soomaaliyeed. Read More...
Ocean Stars Oo Muqdisho Kawada Tababarkii Ugu Adkaa Iyagoo Ka Qeyb Galaya Tartamo Kala Duwan Image: Ocean Stars Oo Muqdisho Kawada Tababarkii Ugu Adkaa Iyagoo Ka Qeyb Galaya Tartamo Kala Duwan Waxaa si xiiso leh uga biloowday magaalada Muqdisho tababaro la siinayo labo xul kuwaas oo Soomaaliya ku matali doono tartamo kala duwan oo kubbadda cagta ah, waxana ay isugu jiraan xulal ay da’dooda ka hooseyso 17-ka sanno iyo 20-ka sanno. Read More...
Kooxda Heegan oo bilaawday udiyaar garowga tartanka kooxaha Bariga iyo Bartamaha Africa Image: Kooxda Heegan oo bilaawday udiyaar garowga tartanka kooxaha Bariga iyo Bartamaha Africa Waxaa si wayn waqtigaan magaalada Muqdisho uga soconaya diyaar garoow xoogan oo ay ku jiraan Macalimiinta Ciyaartoyda iyo Maamulka kooxda Heegan kuwaas oo isku diyaarinaya ka qayb galka tartanka kooxaha Bariga iyo Bartamaha Africa oo aan wali si rasmi ah loo shaacin halka lagu qaban doono. Read More...
Guddiga OS oo Dib U Dhigay Xuska Maalinta Olympikada Aduunka. Image: Guddiga OS oo Dib U Dhigay Xuska Maalinta Olympikada Aduunka. War qoraal oo ka soo baxay xafiiska xofhaynta Gos ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xuska Maalinta Olmypic day oo ku astaysan maanta 23 june. Read More...
Manchester United oo 31 Milyan kula soo wareegtay Memphis Depay. Image: Manchester United oo 31 Milyan kula soo wareegtay Memphis Depay. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa adduun gaaraya 31 Milyan oo geniga Isterliinka ah una dhiganta 48 Milyan oo dollar ku soo afjartay kulana soo wareegtay gooldhaliyaha da'da yar ee xulka Nederland iyo koocda PSV Eindhoven Memphis Depay. Read More...
Page 10 of 16First   Previous   5  6  7  8  9  [10]  11  12  13  14  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables