Article Details

Kooxda Jeenyo oo ku guulaysatay koobkii Jeneral Daa'uud.

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 30/10/2016 | Views: 469

Naadiga Kubada cagta LLPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay koobka Jeneraal Daa'uud 2016 kadib markii ay 4-1rogoorayaal gaaraya uga adkaatay kooxda ay xafiltamaan ee BanaadirSC.

Kulanka oo ka dhacay garoonka Banaadir ayaa waxaa uhsoo daawasho tagayd dadweynihi ugu badna ee soo xaadira garoonka Banaadir tartankan.


BanaadirSC ayaa laba gol oo ka heshay Kafunayi Imam iyo Qeys Macalin u qabaatay hogaanka ciyaarta waxaana ciyaarta 2-1 ka dhigay C/casiis Catoosh sidaa ayaa qeybta hore lagu kalanastay. Marki laysku soo laabtay Jeenyo ayaa heshay goolka barbaraha waxaana u dhaliyay Meyman.


waqtiii ciyarta logu talo galaya ayay laba koox ku dhammeystieen barbaro 2-2, , waqti dheeri oo lagu daray ayay wax gol ah iska dhalin waayeen waxaana rigoorayaal loo dhigay 41 ay guusha ku raacdayJeenyo.


Jeenyo ayaa sidaa ku noqotay guuleystayaasha koobak jenaraal Daa'uud 2016


Xigasho: Kubadbile.com 

Print Bookmark and Share

Return to previous page