|
|
Horseed
Cawa iyo Maalin Horseed
| Team |
Horseed |
| Established |
Ma sugna |
| Manager |
Kala Duwan |
| Owner |
Xooga Dalka |
| Best known player |
Shaash |
| Players |
Jeylaani Khaliif, Xamaama, Biyooleey, Aways Fuundi, Siciid Cayrow, Dajuuma, Shaash, Scot, Khaliifaani, Burci, C/Latiif, Baasi, Shaarkeey, Jamaal Wayne, Killer, Cabdi Xaji, Brigel, Maxamed Ismaaciil, Siciid Ducaale, Cafiifi, Aways Eder, Mustaf Dheere, iyo kuwa kale. |
| Trophies |
Koobka Horyaalka: 1971/72, 1972/73, 1976/77, 1977/78, 1978/79, iyo 1979/80.
|
| Kooxda Horseed waxay ka mid ahayd kooxihii ugu awooda badnaa dalkeena xagga farsamada cayaartoyda iyo sida ay isula cayaaraan koox ahaan intaba. Kooxda Horseed waxay dalka ku lahayd taageerayaal aad u fara badan una badnaa ciidamada dalka iyo caruurtooda. Kooxdan waxa ay soo saartay cayaartoy ka mid ah cayaartoydii ugu caansanayd ama ugu macaga waynaa xagga kubadda cagta dalkeena sida Shaash, Cafiifi, Scot, Ducaale iyo kuwa kale. |
|
|
|
|
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/21/2006
Number of Views: 9030
|
| | |