|
|
Betroolka
| Team |
Betroolka |
| Established |
Ma sugna |
| Manager |
Maxamed Budiiste |
| Owner |
Wakaaladda Betroolka |
| Best known player |
Mukhtaar M. Axmed (Cuti) |
| Players |
Shabeelka, Suufi, Alas, Hadaafow, Cabeey, Aamaan, Kuukaay, Senigaal, Khaalid, Hadaafow, Cali-Shariif, Muxidiin Sanka, Xasan Yare, C/Lla Quuq, Aways Xaaji, Ifka, Ethiopian, Cusman Xasan, Daysane, Mukhtaar Cutti, Dhiiga (AUN), Abuukar Boocow, C/Casiis Cali, C/xakiin Dheere, Ayga, xiito, biriq, gurey, juuma, macalimow, harbac, iftin, atkeyso, oday, stila, angalo, caano, beytii, Ayaanle Aaden, liibaan Gabayre, dilaayee iyo kuwa kale.
|
| Trophies |
Ma sugna (Fadlan noo soo dir haddii aad taqaan) |
Kooxda Betroola waxay ka mid ahayd kooxihii loogu daawasho badnaa garoomada cayaaraha, taasoo ay ku kasbadeen cayaarwanaaga ay ka muujin jireen garoomada iyo sida ay jaanta iskula heli jireen. |
|
Taariikhda Cayaartoyda
"Player Prophile" ---------------------------------------
|
|
|
|
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/21/2006
Number of Views: 5322
|
| | |