|    Register
 
Friday, July 04, 2008
Article Details
Elman FC (The team of the past decade )

The Team of the past decade

Team:

Elman F C

Established:

1993

Manager:

Geela

Owner: Elman Sports Club 

 

 

       

Best known player: Gaduudow

 

 

Players: 

Trophies:

Horyaalka Dalka:

1999-2000

2000-2001

2001-2002

  2002-2003  

Jen-Daauud:

2002 

         Taariikhda Kooxda:

Elman football club was initially founded by a leading peace activist and prominent human rights campaigner, late Mohamed Ali Ahmed “Elman”. Late Elman initiated several humanitarian and peace programs in Mogadishu in early 1990s as Somalia descended in to anarchy. Mr. Elman has devoted his effort, time and resources to provide assistance to youngsters to earn an alternative way of living than the barrel of the gun.

Elman’s message was simple; “if you go with the warlords, you will probably be killed. If you come with me, I will help you; you will be able to get married, have children, and get good job. Today you don’t know how to write your name. Tomorrow, perhaps, you could be president.”

Elman Ali Ahmed, 42, was held in high repute in Mogadishu and among the international organizations working for peace, developed and human rights in Somalia. Elman paid the ultimate price for his generosity and commitment to peaceful Somalia, and sacrifices his life, for a cause he dearly believed in. Elman was murdered in Mogadishu on March 9th, 1996 at 7:30 PM.

In recognition of his contribution to the society, and in order to support Elman center’s peace programme, a sport club formerly found by late Elman was re-established and named after him.  Elman initially established the club for the fact that there is an enormous potential of sports in the peace process, demobilization of young people, community reintegration and promoting healthy society.  

 Participated Tournaments:

CECAFA

1996-97 - Zansibar

2000-01 - Kenya

2001-02 - Zansibar

2003-04 - Uganda

2003-04 - Tanzania

2004-05 - Tanzania 

Taariikhda Cayaartoyda:

Waraysi gud-Xigeenka

Gaduudow (Goor Dhaw)

 

 

 

 Dhawr Xaquuqda Sawirada

clip_image001.jpg

tea11.jpg

tea9.jpg

tea1.JPG

tea5.JPG

tea2.JPG

tea4.jpg

tea7.bmp

tea6.JPG

tea10.JPG

tea8.jpg

tea3.jpg

 


Written By: Mohamud
Date Posted: 12/28/2007
Number of Views: 1295


Comments
5/8/2008 9:15:50 AM

waan ku salaamay naadiga elman oo dhan

maxamed Says:
5/8/2008 9:12:58 AM

haye waan ku salaamay salaan kadibwaan ku fiican nahay

xuseen Says:
5/5/2008 7:47:54 PM

suaal ayaan rabaa in aan adin weydiiyo kooxda wabka sameysay taasoo ah (ma iska daayseen in aad soo qortaan ciyaaraha kadhaca dalka gudihiisa ascww

haashim Says:
4/25/2008 4:49:04 PM

asalamu alekum
wax aan halkaan ka slaamayaa dhammaan shaqaalaha cayaaraha sida wayn ee noogu soo tabiyaa dhamaan isportiga dalka iya dibadda waad ku mahadsan tihii
by eng hashim abdullah abdi
dhaka bangladesh

ABDIFATAH Says:
4/16/2008 9:55:26 PM

Ugu horeyn waxaan halkaan kasalaamayaa bahda cayaaraha.com anigoo kaga faaiideysanaya fursadaan, waxaa kale oo aan kula dardaarmayaa cayaartoyda Kooxda Elman Fc ineey dadaalkooda sii kordhiyaan, waxaa kale oo aad ugu faraxsanahay saaxiibkeey Yaska dadaalka oo muujiyeey oo aan isku meel kuwada cayaari jirneey Salaxa SOOS dadaala brothers it will be histori, waxaad igalsoo xariiri kartaan abati_10@hotmail.com, kunool Dalka Norway. Abdifatah Mazii From, SOOS Muqdisho.

4/12/2008 8:23:19 PM

www.Elmanfc.comwww.Elmawww.Elmanfc.comnfc.com

4/12/2008 9:15:57 AM

asc all salaan kadib mamuleyinga kooxda elman waxaa ahay will somaliyed oo kunol dalka kenya oo kubabaray dalka kenya waxaa inga codsanaya in aa waxtartin dhaliyarada dalka kenya kunol oo jecel kubada cagta oo ladaho 02 football club fadlan wabilahi towfig

3/19/2008 4:46:02 PM

Dhamaad waad salaaman tihiin dad sida wacan ugu hambalyeelay Naadiga Elman waxaa idiin lee yahay aad ayaa u mahadsan tihiin dahaan idinka idinka helilaheyn taageerinimo guushaan ma gaari laheyn ayaa u maleynaa marka hadaa hada ahay xoghayaha naadiga Elman waxaan idiin lee yahay mahadsanidiin dhamaan inta asxaab ee jecel cayaaraha iyo taageerayaasha naadiga aad ayaa u mahadsan tihiin mar labaad iyo mar sedexaad. waxaana nagala soo xiriiri kartii emailka elmansportsclub@hotmail.com si aan marwalba u wada xiriiro sida aan u wada xiriirno iyo tageerida aad nooheysaan mahadsanidiin by.

3/15/2008 8:59:55 AM

waxaan halkaan ka salaamaayaa naadiga kubada cagta ee elman oo ah naadiga metelaayo xulka qaranka soomaaliyeed waxaan leeyahay guuleeysta waligiin waa dhalinyaro daalkooda wax u qabanee

3/14/2008 6:22:55 PM

waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan bahda jecel sportiga qaarada afrika gaar ahaan dalkeena soomaaliya iyo naadiga kubadda cagta ee ELMAN salaan ka dib:
Waxaan leeyahay naadiga elman oo u soo dhabar adeygey burburka iyo dhibaatada ka jirra mudada decades ka ah dalkeena soomaaliya waad mahadsantihiin intaas ka dib waxaan alle ugu baryaa in dalkeena uu noqdo mid lagu faano oo rajo xumada ka muuqatana uu alle subxaanahu watacaalaa ka saaro oo uu na tuso sanadka danbe anagoo wax la qeybsaneyno dalalka kale ee adduunka.
waayo maanta anaga waxaan joognaa dalal shisheeye oo aanan anagu laheyn oo diinteena sharafta badan aan lagu ixtiraamin illaah dalkeena ha noo hagaaajiyo waan ku soo noqon laheyn illaah idinkiisa ELMAN waxaan leeyahay dadaalkiina horey u sii wada wabilaahi towfiiq.....

3/10/2008 9:41:58 AM

waxan kan ka salaamayaa badda isbootiga oo dhan gaar ahaan kooxda elman iyo macalin kooda aan sxb nahay ee geela

3/10/2008 9:41:37 AM

waxan kan ka salaamayaa badda isbootiga oo dhan gaar ahaan kooxda elman iyo macalin kooda aan sxb nahay ee geela

2/26/2008 8:11:08 PM

although aniga oon waligay tagin dalka somalia ayaa hadaba waxaan aad u xiseya cayaaraha Dalka somalia hadaba waxaan u rajaynaya dalka iyo dadka in in u ilahay ka Bixiyo dhibatada haysata lana GarabQabto dhalinyarad u dhiib ku dilay waxaan dhaman dhalinyarada soomaaliyeed Leyahay Ka'ficnada ku wii Kharibay wadankina Konolada farxad iyo cibado sugan.
Mamulaha Site www.CulusaY.com One Love to my somalian folks

abdi Says:
2/25/2008 1:40:47 PM

waxan raba inaan u delo team ka

2/18/2008 11:37:42 AM

waxaan marka hore halakan uga hanbalyaynaa naadiga elman mida xigta waxaan u hambalyaynaa ciyaaryahaynada naadiga sida sxb day yuu cali yasin jarere roose iyo macalin aan aad u jeclahay geele

Says:
2/16/2008 7:15:33 PM

Waxaan halkaan uga dirayaa Hambalyo kooxda elmam dhaantood, gaar ahaan waxaan jeclahay inaan si gooni ah u salaama wiilasha aan ka heli jiray qaab ciyaareedkooda sida, You ALI, A/joon, yariisow, ismail muqtar,mohamud gurey, awes winkey, waxana idin leeyahay horumarkiina sii laba jibaara, fadlan wilasha aan magacooda xusay waxay igala soo xariiri karaan cinwankeyga oo ah sidan damac_vip@hotmail.com waxaana aan ku suganahay Kuwait

2/16/2008 8:32:24 AM

waan idin salaamay sxb yaal
salaan kadi waxaan hawada idi soo marinayaa sxb ta mida ugu qiimaha badan sxb yaalk jaaaaaaaw

1/21/2008 5:36:21 PM

i have a dream one day ELMAN will won the AFRICAN cub as a somali national team....

Says:
1/20/2008 1:19:50 PM

guul elman iyo sanad wanaagsan

1/14/2008 5:37:42 PM

MAXAA KA REEBAYA CIYAARA HA AFRIKA

1/14/2008 5:37:23 PM

MAXAA KA REEBAYA CIYAARA HA AFRIKA

F Says:
1/14/2008 5:31:32 PM


eoyklxcn Says:
1/10/2008 3:45:22 AM

[URL=http://buekkyrp.com]ylknalqt[/URL] wkjrtrdh http://pufqidbq.com shcuhrju ojevaejg rzekokso

daahi Says:
1/5/2008 1:01:36 PM


Ragganimo Says:
1/2/2008 2:33:17 PM

Elman is the best club in Somalia

Elman kooxda kaliya ee ugu magaca weyn dalkeena soomaaliya .... ciyaariyahanka aan sida aadka ah aan utageero aan jeclahay kubadiisa , ayaan salamayaa waa Yaasiin Ahmad ciyaal (yaasiin Jareer) iyo Kabtanka qaranka gaduuudow

1/2/2008 12:46:56 AM

Waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa kooxda sida weyn aan u jeclahay isla markaasna ah kooxda kaliya ee ugu magaca weyn dalkeena soomaaliya waa kooxda ELMAN FC waxaana leeyahay HAMBALYO sanad cucusub2008, anigoo ku hadlaaya magaca taageerayaasha kooxda elman ee ku sugan dhulweynaha NORTH AMERICA waxaan leeyahay kooxda ..... ABAAR IYO AARAN ELMAN...

12/31/2007 8:55:26 PM

Waxaan salamayaa dhamaan dhalinyarada websetka cayaaraha ... oo isku xilqaamay in ee noo soo godbiyaan dhamaan tariiqda naadiga weyn aan taageeraha u ahay ee elman fc ...

Says:
12/29/2007 8:05:48 PM


ayaan Says:
12/29/2007 8:05:32 PM

ASALAAMU CALEYKUM WALAAL WAAN KU SALAAMAY

Says:
12/29/2007 8:00:47 PM


Leave a Comment

Name:
Email:
Comments:


Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use