|    Register
 
Friday, July 30, 2010
A critical error has occurred.
Object reference not set to an instance of an object.

Articles
News

London 29/07/2010. Mohamed Farah oo ka qayb galayay  xalayto  cayaraaha European Championships lagu qabtey magaalada Barcelona  dalka Spain ayaa ku guulaystey oradka 10.000m  kadib markii uu ku orday 28.24.99, islamarkaana gacanta ku dhigay bilada dahabka.

  Read More...

News
Waxaa si xiisa leh uga socda garoonka wayn ee Linford Christie Stadium tartankii kubadda cagta ahaa ee uu so qabanqaabiyey ururwaynaha cayaartoydii hore ee dalka SSAUK ee loogu magac daray Somali´-UK Football Festival ayna ku tartamayaan sideed kooxood.   Read More...

News

Kooxda W. Qaraabo ee dalka Denmark ayaa maanta wacdaro ka dhigtay garoonka Helsinki ee ay ka soconayaan ciyaaraha Eurosom oo sannadkiiba mar lagu qabto dal ka mid ah Qaarada Yurub iyadoo usoo baxday ciyaaraha Afarta koox ee Semi Finalka.

Kooxda W. Qaraabo Denmark oo soo bandhigtay ciyaaro aan hore looga baran ayaa ku barbaratay kooxda Sedexda jeer ee isku xiga ku guuleysatay koobka Eurosom ee Al - Hijra, iyadoo biloowgii ciyaarta uu gool kaga naxsaday ciyaaryahan Sakariye Xasan Dhimbil karoos uu ka helay saaxiibkii Nuuradiin Axmed oo lambarka 11 – aad u sitay kooxda W. Qaraabo.

  Read More...

News

Waxaa galabta oo ay taariikhdu tahay 26/07/2010 si rasmi ah uga furmay Garoonka Linford Christie koobka Somali Football Festival 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen  qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Kubadda cagta dalka Soomaaliya.

  Read More...

News

Shirweynahii  15aad ee Fiba Africa ayaa dhawaan lagu soo gabagabeeyey magaalada BAMAKO ee wadanka Mali.  Shirkaasi oo afartii sano mar la qabto ayaa bisha 17keeda July ka furmay caasimada wadanaka Mali - BAMAKO, shirkan oo ay ka soo qeygaleen dhamaan xiriirada kubada koleyga ee wadamada Africa oo ku kooban 53 dowladood.

  Read More...

News

Maxamed Muuse Cabdi Jabroos oo ah Wakiilka Zone 4 ayaa wuxuu hambalyo iyo bogaadin u diray Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, isagoo si gaar ah ugu hambalyeeyay qaabkii ay u dhacday Doorashadii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta.

  Read More...

A5 leaflet.jpg   

News

Taliyaha Poliska Eastmeadland district Janaral Nixon oo ku amanay gudiga gudonka sare ee sportiga magalada Leicester kalinta ay kaga jiran ururada lashaqeya hay adaha dawlada Sida poliska. Janaral Nixon waxa uu uga mahad celiyey Mamulka Super-cupka Qabka ay isuguxiren Poliska iyo Bulshada Somaliyed ee kunol Gobalada Northampton Leicester Nottingham Darbey Kuwas oo la,iskuyirahdo Eastmidlan.

  Read More...

News

Said Mohamud Nur, the President of Somali Football Federation (SFF) was re-elected yesterday at the 8th Ordinary Congress in Mogadishu for another four years term. Those of the 25 SFF members present who were eligible to vote have returned SFF president Mr. Said Mahmoud Nur.

  Read More...

News

Shirweynihii 8aad (Ordinary Congress) ee xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Saxafi International ee magaalada Muqdisho , shirweynahan ayaa waxaa lagu doortay xubnaha guddiga fulinta ee maamulaya afarta sano ee soo socota waxaana guddoonka sare ee XSKC cod gacan taag ah (Anonymous Vote) loogu doortay Saciid Maxamuud Nuur [Mugaanbe].

  Read More...

Page 1 of 28First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use