|    Register
 
Friday, July 03, 2009
A critical error has occurred.
Object reference not set to an instance of an object.

Articles

Kooxda Soomaalida ee Banadir Telecom, waxay shalay soo bandhigtay ciyaar aad u macaan oo qancisay dhammaan taageerayashii daawadasheeda ka soo qeyb galay goroonka Khartuum Stadium ee magaalada Khartuum, waxaana ciyaartaas   ku soo idlaatay 2-2, iyadoo qiimeynta ay sameeyeen guddiga farsamada iyo anshaxa xiriirka bariga iyo bartamaha Africa ay sheegen in Banadir dhinac kasta ka fiicneyd kooxda Prison. 

  Read More...

News

Xidiga qadka dhexe uga cayaara wadanka Ecuador Antonio Valencia ayaa heshiis 4-sano ah la gaaray Naadiga Man United kadib markii ay Kooxda Wigan ay aqbashay in laacibkan ay ku iibiso £16m.

  Read More...

Kooxda K/cagta  Banadir Telecom ee ah horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee wadanka Somalia ayaa caawa soo bandhitay kubad aad u macaan oo qancisay taageerayaashii ciyaartaas daawanayay, kaddib markii ay fooda is dareen kooxda Prisons ee wadanka Tanzania, waxaana ciyaartaaas oo ay daawashadeeda ka soo qeyb galeen boqol taageerayaal Somalia oo uu hoggaaminayay sariifka Somalia ee Sudan Proff. Mahdi iyo Guddoomiye xigeenka Baarlamaanka Prof. Dhaxla ay ku soo idlaatay 2- 2.

  Read More...

News
Cayaaryahanka cusub ee kooxda Real Madrid ee Kaka ayaa shalay waxa uu garoonka kooxdaasi ku qabtay war saxaafadeedkiisii ugu horeeyey tan iyo markii uu noqday cayaaryahan ka tirsan kooxdaasi waxa uuna ka hadlay sababihii keenay in uu soo wareego Real.      Read More...

Kooxda K/cagta ee Banadir Telelcom ayaa ku jirta dadaalkii ugu dambeeyay ee isku diyaarita ciyaaraha koobka 35-aad ee kooxaha horyaaladda bariga iyo bartamaha Africa  ee CECAFA oo galabta si rasmi ah uga furnaya magaaladda Khartuum ee wadanka Sudan, waxaana tartankan oo aad u xiiso badan ay kooxdeena Somalia berri galab la ciyaari doontaa kooxda Prisons ee wadanka Tanzania.

  Read More...

News
Kooxda kubadda cagta ee  gobolka Sandiego ayaa iyagu 2 iyo  1 ku suul daartay kooxda kubadda cagta ee Dallas, ka dib markii ay isku haleeleen  tartankii  cayaaraha kubadda cagta ee loogu magac daray Somali/America indepence days tournament.   Read More...

Xulka qaranka k/cagta wadanka Brazil ayaa ku guuleystay koobka qaaradaha, kaddib markii uu 3-2 ku garaacay dhiggiisa wadanka Mareykanka, waxaana ciyaataas oo aad u xiisa badneyd ay ka dhacday garoonka Ellis Park Stadium  ee magaaladda  Johannesburg  ee wadanka S/africa.

  Read More...

News

Maalinimadii shalay oo taariikhdu ay ku beegnayd  06/25/2009, waxaa garoonka kubadda cagta ee loogu magac daray James Griffin Stadium oo ku yaalla Magaalada Saintpaul ee gobolka Minnesota  si rasmi ah uga furmay tartamadii cayaaraha kubadda cagta, Kubadda Koleyga iyo cayaaraha fudud.

 

  Read More...

Kooxda K/cagta ee Banadir Telecom ayaa galabta soo gaartay caasimada wadanka Suudaan ee Khatuum, kaddib markii aya ka soo duushay magaaladda Nairobi oo xaflad sagootin ah ay ugu soo sameeyeen guddoomiyaha guddiga Olombikada Aadan Xaaji Yabaroow Wiish, Jaaliyada SOomaaliyeed ee Sport ee wadanka Kenya, ayna Goob joogeyaal ka ahaayeen marti sharaf ay ka mid ahaayeen, guddoomiye ku xigeenkii hore ee Xiriirka K/cagta Mudane Indhocaad,  Tababarihii qaranka Macallin Baskuwaale iyo Garsoorihii hore ee  Cadaay.

  Read More...

News
Xulka kubadda cagta ee dalka Brazil ayaa caawa si dirqi ah uga adkaaday xulka dalka martida loogu yahay cayaaraha qaaradaha ee Koonfur Afrika ka dib markii gool ay heleen daqiiqaddii 88 aad oo kaliya uga adkaadeen sidaasna ugu soo gudbeen finalka.   Read More...

Page 1 of 25First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

banadir.jpg

mos.jpg

uefa.jpg

confcuplogo.gif

wim_nv_00000g1.gif

shiis.JPG

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use