|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Xiriirka kubadda cagta ee dalkan Ingiriiska ayaa maanta ka xayuubiyey xilkii kabtanka xulka qaranka kubadda cagta daafaca kooxda Chelsea iyo xulkaasi ee John Terry kaasoo ay ku socoto dacwad ka dhan ah ka dib markii lagu eedeeyey in uu hadalo midabtakoor ah ku yiri cayaaryahanka daafaca uga cayaara kooxda QPR ee Anton Ferdinand.   Read More...

News
International Table Tennis Federation instructor Dr. Mohamed Refaat Bassyouni has successfully concluded a 6-day-long refereeing course for Somali table tennis referees in a colorful ceremony at Shamow hotel in Mogadishu late on Thursday in the presence of Somali NOC president and other senior officials within the national Olympic committee of Somalia.

  Read More...

Football
Ugu yaraan 73 qof ayaa ku naf waayey, boqolaal kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii taageerayaasha labada kooxood ee Al-Masry iyo Al-Ahly ay isku gacan qaadeen cayaar ka tirsanayd tartanka horyaalka dalkaasi oo ka dhacaday magaalada Port Said ee dalka Masar.   Read More...

Community News
Xaflad qado-sharaf ahayd oo lagu sagootinayey guddoomiyaha ururka sport ga ee magaalada Manchester SSCA mudane Cabdi Kuus ayna ka soo qaybgaleen odayaasha Sport ga ee magaalooyinka Manchester iyo Liverpool ayaa ka dhacday magaalada Manchester ee waqooyiga dalkan ingiriiska.   Read More...

Community News
Kulan lagu dhamaystirayey xubnihii hogaamin lahaa ururka SSAUK oo ah urur ay ku midoobeen qaar badan oo ka tirsan cayaartoydii iyo macalimiintii hore ee dalka ayaa habeenimadii Sabtidii (28/01/0212) ka dhacay xarunta ururka Acton Vale Somali Community oo ku taal galbeedka magaalada London.   Read More...

At least 15 Somali table tennis referees have on Saturday sat for 6-day-long ITTF-sponsored training course. A colorful ceremony to mark on the launching of the high level course was held at the Shamow hotel in Mogadishu in the attendance of high profile Somali sporting dignitaries. Somali Table tennis federation acting president Abdullahi Isse told the opening ceremony of the course that his federation spent much time in getting such course from the international table tennis federation which finally sent its instructor to teach the Somali referees.
  Read More...

Community News
Shirar kala duwan oo baryahan u socday bulshowaynta isboortiga, gaar ahaaan kubadda koleyga ee ku kala firirsan Europe , North America, iyo dalka gudahiisa , gaar ahaan asxaabta kubadda koleyga ayaa gunaanadkiisa waxaa la isku raacay in la abuuro urur ka shaqeeya horumarinta kubadda koleyga qurbajoogta , kaasi oo si ku meel gaar ah guddoomiye loogu magacaabay Aadan Cabdi Maxamed " Qardhaas" oo isagu ka tirsanaa cayaaryahannadii Xulka qaranka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga iyo naadigii Batroolka.   Read More...

News
Situated in the Horn of Africa, an economically deprived country, a part of the world that has suffered civil war in recent years; Somalia is currently the home for basic courses in umpiring, refereeing and tournament organisation. Supported by the Development Programmes of the African Table Tennis Federation and the International Table Tennis Federation, the expert on duty is Egypt’s Mohamed Bassyouni.
  Read More...

Doodaha sporti
Macalin Maxamuud Xaaji Ibraahim oo bahda sport gu u yaqaanaan Macalin Khaliif kana mid ahaan jiray cayaartoydii iyo macalimiintii kooxdii Horseed ayaa waxaa uu jawaab ka bixiyey su'aalo dhawr ah oo uu bahda soomaaliyeed hordhigay kuwaasoo ku aadanaa horumarka sport ga dalka.   Read More...

Community News
Kooxda kubadda cagta ee Horn Afrik oo ka mid ah kooxaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee Seattle, USA, uuna layliyo macalin Maxamed Muslimiin ayaa waxay ku guulaysatay tartan Futsal ahaa oo muddo dhawr iyo toban usbuuc ah ka socday magaalada Seattle ee dalka Maraykanka ayna ka soo qaybgaleen kooxo badan.   Read More...

Page 1 of 22First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use